ISAGA MAXAA LA GUDBOON:
Haddii aad C/Laahiyoow qirtay inaad tahay ninkii ugu horeeyey ee dowladii Soomaaliyeed mucaaradka ku noqday oo aad ka hor sheegtay goobo caalami ah, walibana aad tiri hadalkii xikmadda noqday ee ahaa, hadaan sidaan filayo ma’aanan noqdeen mucaarad, oodna hadalkii ku soo gabagabeysay maanta xal ayaan diyaar u ahay. Si hadal-kaagaas loo rumaysto, xalka Soomaalidana loo helo, adiguna wixii hore aad ka qubaysato, maanta waxaa sharaf weyn kuu ah inaad goob layaqaan ka tiraahdo: Soomaali waxaan…
Sii Akhri
-
Maqaallada

MUQDISHO: QUBUURO FAGASHANA MA DHIMANEYD?
Yaa bane: War miyaadan Muslim ahayn? Qubuuro fage: Maxaa dhacay? Yaabane: Maxaad qubuuraha ufaganeysaa? Qubuuro fage: Dee waa qubuurihii Gaaladii Talyaaniga. Yaabane: Oo haday yihiinna qubuuruhu sow xurma malahan? Qubuuro fage: Ma Gaalkii nagumeystay baa…
Sii Akhri -

-

Featured
DANTIIS OOGE.
Anigu waa anigii. Adiguna waa adigii. Halkaan usocdo maad ma’ogid. Adna halkaad usocoto kuumacadda. Adigu waad i aamineysaa. Anna waan…
Sii Akhri-
Maqaallada

GABADHA ILMAHEEDII LAGA XADAY HALOO GARGAARO
(Asbuucii hore ayaan soo tabinay gabar Soomaaliyeed oo deganayd Norway in ilmaheedi xoog looga qaatay. Arintaan ayaa dad badan oo…
Sii Akhri HADRAAWI: FAYLASOOFKA SOOMAALIYA.
Nasiib-xumo wali lama’aanan kulmin Hadraawi, waxaanse lakulmay aqoon-tiisii, gabayadadiisii, iyo xikmadihiisii. Waxaan dhawaan helay cajalad maqal iyo muuqaal ah oo…
Sii AkhriC/LAAHI YUSUF & AWEYS
Shirkii ayuu ka hadlay wuxuu yiir isna ( Diinta Islaamka waa in la’isku xukumaa, ilaahayna loo towbad keenaa) intaas waa…
Sii Akhri
-
Maqaallada

MAGACA SOMALILAND WAA BEER: BEERNA HILIBKAA LAGU SUGAA.
Socdaal Waqooyi: Somaliland Ma Go’day Mise Waa Magac Sugaya Midnimo? Bishii 8aad ee sanadkan ayaan booqday W/Galbeed halkii aan u…
Sii Akhri -
Faalloo

ABSHIR BACADLE: GABYAAGII WAHAABIYADA MAXAA HADAL LOOGA WAAYEY.
Damaca Ka Fogaanshaha Siyaasadda iyo Soo Xusuusashada Bacadle Waxaan damcay asbuucaan inaan Qalikeyga kana- siyo ka hadalka Siyaasadda, anoo is…
Sii Akhri JAWAABTII MADAXWEYNAHA IYO WARAAQAHA AKHRISTAYAASHA.
Madaxweynihii markuu hadalkii dhagaystay wuxuu ku jawaabay. Shacabku waxay moodayeen kuwii hubka soo watay iney maslaxo iyo horumar u keeni…
Sii Akhri-
Faalladii Hore

𝐒𝐎𝐎𝐘𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐔𝐔𝐁𝐀𝐍𝐀𝐇𝐀
Maskaxda aadanuhu waxay ugu curin iyo hal abuur sarraysaa marka ay firaaqo noqoto oo shaqooyinka maalinlaha ah ay ka yaraaadaan.…
Sii Akhri -
Maqaallada

QAYBAHAAN AYAA DALKII DAYACA
Dalkan waa dayacan-yahay ee yaa dayacay? Yaa noo maqan? Raggii dalkan lahaa xagay aadeen? Xadaarad ay shacabku leeyihiin miyeysan jirin?…
Sii Akhri

